Fuuqdhabiil

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Qof aad u dhabiil badan oo aan oggolayn in ay waxyar dhaafaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuuqdhabiil

fuuqdhabiilnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg