Fuwo

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Xidid asalkiisa lagu rinjiyo cawda. 2. Dhar aan xariir iyo suuf midna ahayn oo tayadiisu xuntahay. 3. ld fawo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuwo

fawo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg