Gaabbaguul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

U habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.

Gaabbaguul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaabbaguul

gaabbaguulid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg