Gaaci
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qof dagaal ku jira ul iwm u taagid. 2. Dareera xoog meel ugu shubid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaci ↴
gaacin | gaacis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg