Gaade

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

1. Col yar oo hubaysan oo isu raaca in ay wax dilaan; dooxato. 2. Xanuun sambabada wareema.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaade

gaadeeryo | halgaadee | halgaadeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg