Gaajabbeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel¹. qaajabbeel

Gaajabbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel². qaajabbeel

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaajabbeel

gaajabbeelid | qaajabbeel | qaajabbeel | qaajabbeelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg