Gaalib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc fardaha orodkooda ka mid ah.
Gaalib
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Faras orod aan dheerayn samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaalib ↴
gaalibid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg