Gaalow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Miro ka baxa geed abaareedka qaarkiis.

Gaalow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Gaal noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaalow

gaaloobid | magaalow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg