Gaasabbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal. 2. ld gaasabbixid.
Gaasabbax
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday, -bixi)Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaasabbax ↴
gaasabbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg