Gaashaaman
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)1. Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho. 2. Wax dahaar adag oo aan hub fudud kari karin leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaashaaman ↴
gaashaamnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg