Gaashaambuur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dad dhawr qolo ah oo ciidamada isku darsaday oo xooggooda mideeyay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaashaambuur ↴
gaashaambuuraysad | gaashaambuuraysasho | gaashaambuuraysi | gaashaambuurayso | gaashaambuursad | gaashaambuursasho | gaashaambuursi | gaashaambuurso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg