Gaasiran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay, -rmi)Wax gaasir ah noqosho.
Gaasiran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax gaasir ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaasiran ↴
gaasirmid | gaasirnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg