Gaax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Caano isgaaray oo candho xoolaad ku baaqday. 2. Wixii waqtigii la soo saari jirey aan la soo saarin ee la urursho oo dib loo dhigo oo dhan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaax

gaaxasho | gaaxi | gaaxin | gaaxo | gaaxsad | gaaxsan | gaaxsanaan | gaaxsanaansho | gaaxsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg