Gabaaddiir

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

1. Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn. 2. Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabaaddiir

gabaahiir | gabaahiiro |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg