Gabbalgaab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabbalgaab

gabbalgaabad | gabbalgaabsad | gabbalgaabsasho | gabbalgaabsi | gabbalgaabso | gabbaljiif |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg