gabbood
(m.l)ld gabbasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbood ↴
caaqilo [m.dh]
Ciqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabbood fasha; nabsi.
gabbasho [m.f.dh]
eeg gabbo. ld gabbad¹, gabbood, gambad, gambasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg