gabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -beysay)

1. Socod cag culus oo aad mooddo in qofka tallaabsigu dhibayo. 2. Dabin qaab saab leh oo shinbiraha lagu dabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabee

gabaggabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Wax gabagabo ku samayn. ld gebagebee.

gabeyn [m.f.dh]
eeg gabee.

gabeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg