gabgable
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof gabgab sameeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabgable

gabgablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Gabgab samayn. 2. Falal cagajuglayn cid loola yimaado.

gabgableyn [m.f.dh]
eeg gabgablee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg