Gabran

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax badan oo meel wada fadhiya noqosho.


Gabran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la khayaamay ahaansho (cid).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabran

gabaaran | gabaarnaan | gabaarnaansho | gabramid | gabranaan | gabranaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg