Gacandhaaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Faragelinta idan la'aan lagu sameeyo wax qof kale leeyahay. 2. ld gacandhaaf.


Gacandhaaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax dad kale leeyahay idin la'aan faragelin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacandhaaf

gacandhaafid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg