Gacansaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Iib qiimaha la bixinayo marka wax la kala gato. 2. Xiriir saaxiibnimo oo dhex mara laba qof ama ka badan. 3. G. ah: lacag caddaan ah oo wax lagu kala iibsado. 4. ld gacansaarid.
Gacansaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. (f.g) Cid, cid dagaal ka dhexeesa la heshiin. 2. (f.mg) Is g.: cid, cid kale dagaal gacanta la adeegsanayo isweydaarasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacansaar ↴
gacansaarid | midigsaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg