Gacansayr
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Diidmo. 2. ld gacansayrid.
Gacansayr
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Ku g.: talo, amar iwm si qayaxan u diidid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacansayr ↴
gacansayrid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

