Gacantogaalee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

1. Wax durugsan laacid. 2. Ammaano loo dhiibtay ku takrifalid (qof). 3. Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacantogaalee

gacantogaaleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg