Gacnagube

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Geed faalala oo geedaha kale isku maro, leh laamo caleemo leh, oo dhecaankiisu jirka guba.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacnagube


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg