Gadaal baah
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(fiis.) Baahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan dalool ama la laabmayaan wareegga geftinka oodan ama hor-joogsi sida derbi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadaal baah ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

