Gadoodsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax gadooday ahaansho. ld gedaadsan, gedoodsan, gidaadsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadoodsan ↴
gadoodsanaan | gadoodsanaansho | gedaadsanaan | gedaadsanaansho | gedoodsanaan | gedoodsanaansho | gidaadsanaan | gidaadsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg