Gadoon

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto.


Gadoon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Haan gorof ah oo la tuuray.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadoon


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg