Gadow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Ul ama ka badan oo wareegsan, oo lagu xiro afka sare ee saab, wadaan, iwm. ld gedow.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadow

goobaab |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg