Gag

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (sh.r) cod lagu muujiyo jug xoog leh. 2. G. ah: qof mintid ah oo gacan'adag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gag

xagaggaro | xagaggeli | xagaggelin | agag | agagaar | agagas | agaggaar | agagse | agagsi | agagsiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg