gaggabo
(m.dh)Dawakhid.
gaggabo
(m.dh)ld goggobo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaggabo ↴
goggobo [m.dh]
1. Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo. 2. Ciidda oo lagu weyseysto. ld gaggabo, geggebo, goggobb.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg