Gal-dayax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.fal.) Giraan ilays ah oo ku wareegsan dayaxa ama qorraxda marka qorraxda laga dhex arko wiriqaha daruur sare oo khafiif ah oo ku gudban sokadeeda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gal-dayax


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg