Galaabbax
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Socod badan oo meel horay iyo gadaal loogu socdo. ld galoobbax¹.
Galaabbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Meel horey iyo gadaal ugu noqnoqosho. ld galoobbax².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galaabbax ↴
galaabbixid | galoobbax |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

