Galaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal. 2. Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.

Galaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.

Galaalxoor*

Fooro qof saarnayd oo uu iska tiro. Dambas ama nuurad qof cayaar laga badiyey la mariyey oo uu iska tiro.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galaal

galaalan | galaalasho | galaalgali | galaalgalin | galaalid | galaalnaan | galaalnaansho | galaalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg