Galabcarraw

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Socod waqti galab ah la socdo.


Galabcarraw

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-abay, -awday)

Waqti galab ah socosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galabcarraw

galabcarraabid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg