Galasac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Caano dhaynimadii ka tegay welina aan suusac noqon.


Galasac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Caano heer ay dhaynimadii ka tegeen, suusacna aanay noqon gaarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galasac

galasicid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg