Galbis
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld galbin.
Galbis
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Ciyaar dumarka u gaar ah oo la cayaaro, sida buraanburka, munaasabadaha aroosyada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galbis ↴
galbin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

