Galee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)1. Wax gal ku ridid. 2. Shax badin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galee ↴
uskag-galeen | uur | biyaggaleen | caanaggaleen | cadwoob | cangaleel | galayn | garoomey | ilmaggaleen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg