Galgaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa. 2. Dheddig gool noqotay (xoolo).


Galgaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Nafley dheddig gooloobid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galgaal

galgaalbixin | galgaalid | laxmar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg