Gallad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Deeq; liibaan; abaal; mahad.


Gallad

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. (f.g) Cid abaal u gelid. 2. (f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gallad

galladayn | galladaysad | galladaysan | galladaysasho | galladaysi | galladaysnaan | galladaysnaansho | galladayso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg