Galoofaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.

Galoofaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galoofaad

galoofaadi | galoofaadid | galoofaadin | galoofaadis | galoofaadis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg