Galti

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(galti/-iyo, m.dh) Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galti

galtibbax | galtibbixi | galtibbixid | galtibbixin | galtimacruuf | galtinnimo | galtiyad | qandhaggalti |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg