Gambo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan. 2. Kumi (lacag). 3. Geeso xoolaad oo gadaal u jeed.


Gambo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)

Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabb.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gambo

gabbo | gambaysan | gambool | gambooley | gamboon | gamboonaan | gamboonaansho | gamboor |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg