Gamuun
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)Ul yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo baalal ku leh oo qaansada laga gem.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamuun ↴
gamuunayn | gamuunee | leeb |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

