Gamuux

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun.


Gamuux

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamuux

afgamuuxan | afgamuuxmid | afgamuuxnaan | afgamuuxnaansho | gamuur | gamuuran | gamuurid | gamuurnaan | gamuurnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg