Ganan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-nnaa, -nnayd)

1. Wax la tuuray ahaansho. 2. Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld gena.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ganan

gannaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg