Gandaal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Harag laga bixiyo weylaha dhinta oo inta si gaar ah loo dhiso lagu godliyo sacii dhala.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gandaal ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

