Ganley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(c.nafl) Dir ka mid ah faylam hoosaadka siliyofaara; xubnaha dirkana noloshooda oo dhan waxay leeyihiin ga.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ganley


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg