Gantooban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooba.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gantooban

gantoobnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg