Garabgoroyee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

U g.: laba qof oo diriraysa midkood si aan toos ahayn ugu hiili.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garabgoroyee

garabgoroyayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg