Garabsaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Maro iwm oo marka culays la qaadayo garabka la saarto si culeyska la iskaga xajiy.


Garabsaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Is jirid. Tus. “G. dab!.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garabsaar

garabsaarid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg